Cudurka Cagaarshowga

Cudurka Cagaarshowga waa cudur dhibaato weyn ku haya bulshada caalamka ku dhaqan, sidaas awgeed sanad kasta 28 July waxaa loo asteeyay maalinta Cagaarshowga Aduunka (World Hepatitis Day)

Sannad kasta, 1.3 milyan oo qof ayaa naftooda ku waaya cudurka hepatitis – xog cusub oo ka timid Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa muujinaysa in tirada dhimashadu ay sii kordhayso.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *